Taarikhdeyda
Asc magacayga waa munasar bashiir sh ali ibaar waxyar aan idin kaga Sheego Nolosheyda
Inti aan dhiganayay schoolkaa majirin waxa dhibaato ah oo nq dhexmaray aniga macalin, waayo wax weyn bey ila aheyd in aniga iyo macalin wax ii dhigayo doodi ay na dhexmarto , sidaa daraadeed badana iskuma dhici jirin macalimiinta, hadii ay dhacdana waxaan isku dayi jiray inaa ku xaliyo sida ugu fudud taas oo ah in awaamirtiisa haye uun ugu jawaabo waxyaabaha uu iga doonayo ustaadkana aan fuliyo.
waxaa jiray tartan udhaxeeya fasalada kaas oo ka qabssomi jiray schoolka, ani ahaanteyda tartanka xiiso gooni ah sidaa oo kalena ardayda kalana waxaan filaa sida iyo si kaxiiso badan inuu ulahaa. Marki fasalkeena loo fiiriyo fasalada kale waxaanu aheyn arday ka yar yar balse ka maskax ahaan waxan aheyn arday ka adag daruusta ayku qaataan schoolka, marki la tartamayo fasal walba waxa uu leeyahay ustaad ka caawiyo qaabka ayku galayaan tartanka. Ustaad zaadaq colow oo ahaa ustaadka Ah foomesterka fasalkeena ayaa mar wakba inasiin jiray dhiiri galin ah inaan wax walbo sameen karno.
Marki aan nafsadeyda iyo wax aqriska is bar bardhigo aniga ahaan waxaan aad ujeclaa inaan aqriyo buugta qisooyinka jaceylka ama taariikh nololeedka halgamaa halka aan daruusta schoolka iyagana aqrin jiray balse badana naftu waxey ku qanacsaneed inan aqriyo buugagtas kale, waxaan ahay ruux aad ujecel wax aqrinta iyo qoristaba, waxaan jecelahay marki aan joogo goob walba oo wax batsho inan wato booknote kaas oo iiga buuxsami jiray sida kuwa aan ku qaato maadohinka caadiga ah, waxaan mar walba nolasheyda ku taba haraa sida ay ula qabsan laheyd wax qorista iyo aqrinta.
muhiimada aqrinta iyo qorista ka diin ahaan waa mid aad noo taabaneyso waayo alle ayaa nabigiisa mohamed(SCW) ku canaantay inuu wax aqriyo, kalaamki ugu horeeyay ee quraan ahna waxa uu ,ahaa iqra kaas oo la amrayay nabi muxamed (NNKH), marka maadama nabiga lagu canaanayo in uu wax aqriyo halkeebaan ku jirnaa angiyo maalin walba danbi naga dhaca.
Ka dib marki uu dhacay dagaalka badar oo ay guushu raacday dagaalka muslimiinta, qaar ka mida ah gaaladii jabtay oo laso qafaashay ayaa waxa lasoo bandhigay labo midkood si ayku xuroban, mid waxa ay aheyd ninki maal leh in uu bixiyo maal kan aan heysana wax maal ah inuu baro qaar ka mida muslimiinta sida wax loo qoro ama loo aqriyo.
Muhiimada wax aqriska maahan mid yar, maba kusii jirto dadkeena soomaliga ah oo u badan kaliya inee hadlaan, dalka soomaliya hadii toban loo qeybiyo qeeb baa uun wax aqriso, waxaana la dhihi karaa waxe ka mid tahy sababaha ugu weyn ee aan hada ugu jirno caalamka seddexaad.
Ardayda ku jira wax barashada aniga oo kale ahna dhalinyarada dalka oo uu dalKo sugayo iney wax ka badalaan, waxaan kula talin lahaa inta ay ku jiraan xiliiga dhaliyaranimada iney go,aan adag qaatan kaaso ah iney naftooda ku taba baraan wax aqrinta, xilliga dhalinyarinamada waxaa la sheega qofki go,aanka uu qaato in uu go,aan wa ku ool leh noqanayo.
HAdii aan dib ugu soo laabto heerarkii wax barashdeyda sanadku markuu ahaa 2019 ayaan waxaan ka tilaabay heerki koowaad ee waxrashada waxaana guul la taaban karo ka helay examki qaranka.
hada waxaan ahay arday jaamici ah waxna ka barto jaamacada jamhuuriya university of sceince and technology (just). Waxaan marayaan semester five waxaan ahay arday had iyo jeer ku hanweyn in uu naftiisa dadkiisa iyo dalkiisa wax utaro. Ogna in saas la sameeyo iney ubaahntahy dadaal dheer kana go,antahy inuu mar uun mustaqbalka wax kusoo kordhiyo waxna la qeebsado ardayda dalalka ajaanibta ah .
GAbagabadaa sheekdadeyda ayaa waxee tahy in aan heerka aan hada taaganahay aan usoo maray talaabooyin aan hore u qaaday, hadana waxaan ogahay in aan talaaboyinka kale oo go,aan dhameystiran leh aan horay u qaado si,aan heerarka xiga ugaarow...
Tanina waa qisadeyda jacayl
Waa xaalad aad udag marka aad talephonkaga dib ugu noqotid adigo eegayo zawiro dibna u akrizanaya fariimo ay inoo soodireyn dad waqti laso dhaafa ahaa dadka nolosheyna ugu dhow , si dhiiranan lehna ugu sheegeysan jiray nolosheyna iyago qaarkood ino balan qaade inay waligood inala joogayan.
Dib umilicsiga xasuusahas adigo badhka kaga jiro marke ay naftu ku weydiiso Aawe dadkaasi ? Haday kaatagan maxe hamigan iyo Rajadan beenta ah ku galiyen sualhaz marki aynu jawaab u weyno waa sababta keenta inay naku yaraato aaminaada iyo kalsoonida ay inoo sheegan dadka nagu xiran ??🥺
Inaatani aniga unba is iri Tani wa qisadeyda
Waxan ahaa ardey kujiro fasalka F4 ee dugsi zare wax jacayl iyo xidhiidh ahna niyada kuheynin Qisadeya jacaylka waxay ku bilaabatay
aniga shaqsi ahaan waxan ahaa arday xir xiran lkn qofki sifcn ii barta unba lakaftami jiray lana sheegeysan jireh tan kale waxan ahaa qof asxaab badan lahaa ha ahaato si caadi ah ha noqoto si social media ah
hapen habenda kamid ah ayaa waxa iso wace wiil aan abti u ahay waxu igu dhahy munasrow gabar aan asxb nahe marna walalnimo naga dhaxeyso ayaa iga waydise marar badan kaaga shegeye
waxan dhahay ha ila so hadasho
way ila so hadashay waxay ahayd gabadh aad udagan oo soo jiidasho leh oo wax baratana f1 ayayna ahayd
way qurux badaneyd Daacadna way tahay waxayna uegtahay qaanso Roopaad .
waxay ahay mid marke muusoneyso Dhalalka ilkaheda Kasoo baxa aadan awood ulahyyn inaad fiiriso iskaba daa dhalalka Dhabanadeeda ka imanayo
qalbi Furnanta iyo Dabci wanaaga waxa usii dheera naxaris nafley walba oo koonka saran ay dareemeyso markey argan suuradeda cajiibka ahi
Hadan yara amaan is dhaho
Way yara dagantaho misana iftiin iyo naruuro badan taho Dhigeed Wanaag iyo Caqli Bey Ku dhaafto AkhlaaqdᴜNa Hibo bey uleedaho Rabbi baa ku gallade ,Anna intaa iyo inkaloo afku Tabin Hadda baan udaba socda Wehelkeedi udoonaya.
Dᴜᴍᴀʀᴋᴜɴᴀ ǫᴀᴀʀᴋᴏᴅ ʙᴀᴀ ᴄᴀǫʟɪɢɪʏᴏ ғɪɢɪʀ ᴡᴀɴᴀᴀɢᴇ ,ǫᴜʀᴜxᴅɪʏᴏ ,ʜᴀᴅᴀʟ ᴍᴀᴄᴀɴᴛɪɪ ᴀʟʟᴇ ɪɢᴜ ᴅᴇᴇǫᴀʏ ,ᴋᴜᴡᴀ ᴋᴀʟᴀɴᴀ ʟᴏᴏɢᴀ ᴅᴏᴏʀ ʙɪᴅᴀʜ ,ᴀᴅɴᴇ ɪɴᴛᴀᴀ ɪʏᴏ ɪɴᴋᴀʟᴏ ᴀғᴋᴜ ᴛᴀʙɪɴ ᴋᴀʀɪɴ ʙᴀᴀɴ ᴋᴀ ᴀʀɢᴀᴀʏᴏ ᴡᴀxᴀɴ ᴜ ʙᴀɢᴇ ɴᴀғᴛᴀᴅᴀɴ ʏᴀʀ ᴇᴇ ᴍᴀᴀᴅ ɪᴡᴀᴅᴀ sɪɪsɪᴅ ᴀᴀɴ ɴᴏʟᴏsʜᴀ ᴋᴜʟᴀ ᴡᴀᴅᴀᴀɢᴇ
waan is barane oo waa isku so dhawaane waanu saxibnay waliba saxibtinmo waa ay ka weyneyd sababto ah daneynta ugu badan aan dumar siiyo ayaan siiyay
Adi hapena badan aan wada shegeysane ayay waxay igu aragto aalada whats app la dhaho oo dad badan iigu jiran markasna dadka iigu jiro waxa ubadna gabdho wee iga yabtay waxan oo naag ah maxa waye caml
marki danbe waxay isku dayde inay xiriir iso bandhigato anigana wan rabay lkn waan is adgen jire marke iso bandhigatay anne wan ka aqbalay waxan wada socono oo hapeena badan wada dhafarnaba
hapen habenda kamid ah ayay igu dhahde munasrow inan been ku sheego marabo aniga maku jecli kaliya waxan rabe inan nagahan tirada badan kaa reebo anne wax caadi ah baan kazo qaade hapenkas oo zaaid uma aan jeclanin ilahay amarkis lkn waan xiizeyn jirey lahadalkeeda
2 month marke iga maqned ku dhawad aan anigana tabin intas bee iso labatay eyedo hadane idhahayso wan ku jeclahe kaamana ahan karo wan layabe hadane wan ka aqbaly hapena badan aan isla dhafrnay aan wada jacayl iyo nolol mustaqbalka kawwda shegeysane kadib
aniga waxan noqde mid eyeda bis unugul markasna wxan dhiganaye jamacad waxana ahaa smster 1
mar walba way i dhiiri kalin jirta si qurux badan aayay wax iigu sheegi jirtay anne wan jeclade oo said ban ugu hele naxariista dabecada iyo qurxdeda
anago sidii uwada socono bee haben is badashe hadane ii keente munsar wax barashada iga nusqaante wada hadalkeena dartiis marka waxan rabba inaan malmo internet ka kamaqnado
Aniga culeys bee igu noqotay hadane waxan is dhahay scholka f2 waye ha dhibin waxayna ahayd gabadh wax barashada jecel zaaidna wax u aqriso hadane usii dhertahay shaqada guriga
Wada hadalkeena sidi hore ma uusan noqon mar walba aan uxiizo wan wici jiray lahadli jiray eyedo is dhibin bee ereyo mcn igu dhihi jirtay oo kamid ah naxriiskeygi aabaheygi labad anne niyada iigu dagi jirtay marke hadalka ii macayso
Marki danbe schoolka f4 bee noqotay anne jmacada semester 3 ban ahaa markas ayuu bilawde qilaafkeena
Eyedi dhan wey is badashe hadalka wey iso gaabiso aniga dhan murug dadki asxbteyda ahaa dhan waa nacay jmacadi wax barashadi miirba uma haayin kaliya eyeda Lee ka figiri jiray
Is jiid jiid kadib hapen ee tarikhda ahay ......... ayee hadal igu dhahde anne niyad jabkeygi halkas ayuu ka bilawde waxa ugu badan oo markan is qabsano igu dhihi jirtay waxa wayeh wax barashada ha iga mashqulin inana wax barta rabba nolosheyda coleys baa kutahe wan sii niyad xumaade anigana
Waxan isku dayay inaan mudo ka aamuso si maskaxdeda uso dagto laga yaabe inhu calanka turk utagan yahay is dhahay muddo marka kala maqneyn oo hadal dhan ka waayay ayaan lahadle hadalkedi waxau ahaa
Munasar runta ayaa fiican aniga wax jacayl ah kuuma qabo inan ku dhibana marabi ee noloshads meel kale karaadi
Ani waa kuqosle oo waxan layaabe sida diiran oo hadalkan afkeeda ugu so baxy xitta walige niyadeyda kuma so dhicin inee hadalkan I dhihi doonto waxaba kasi daran ismalahayn ramla kaa tagi doonto inta noloshada ka dhiman waayo jacaylkeena waxuu aha mid aan caadi ahayn
Waxan kaare heer aan kala garan wayo wax walba mar walba waxee igu dhihi jirtay munasrow lacalla hadaa katago waa anigo waashay ee iqabo sifududna ha igu sii deyn
Anigo dholacadeynayo ayan dhahay ma run ee katahay mise waa igu ciyaareysa
Runbe iga tahay anne xanaq ciil carro madax xanun jawiga aan kujiro dhan iga qasme waxa bilaabe inan ladoodo wax usheega lakim ma ahayn mid ifahaymeysa
Laba weak mar aan kala maqanahe ayee ilaso hadashe anno wax walba oo la isku boojeyn karo aan isku boojeyey inan game ciyaaro bubg inan wax aqriyo inan hapenkii banooni aado
Mararka qaar ardeyda jamaada project loodiray inaa anaa kenayo dhaho siaan mamahas isku dhaafsiyo hadane siddas ay tahay saacad walba waan uxiizi jiray eyeda iyo chatin geedi jacaylkii intaas isla so wadne kalgacaylkii noloshi mcned ee markan iskubuuqa eyeda lahadli jiray si fudud bee igu dajin jirtay waxay ahayd gabadh aaad uxariis badan mar walba waxan dhihi jiray naxariisteydi erey kale maba dhihi jirin mar mar hooyo dhihi jiray
Maalinki danbe ayaan waxaa is dhaahy maxa ku walayo horta ma kaliga aya jecel eyeda xirta wey ku jeceshahaye is adge nin ragga tahe inaad ka maarmi karto tus niyada iska leyahe lkn ma awoodo
Waxan goaan sade inan Internet dhan badasho lambarada waxa dhan muddo 3bil kamaqna qadka aan eyeda dhan lahadlin lkn gor kala socde
Niyada waxan iska leeyahy Ruuxdu wey kutabaysa kolkaan is iraahdaba hurud oo aan indhaha is galiyo jiifsado nafta adiga ayee ku tabaysa hurdo iyo nasiinba way diide , Ruuxdeyda dulqaad iyo samir intaba wan kugari waaye ,cidlo iyo murug bee la daristaye ,waxay dooneyso wahel iyo waxe ku xasisho inaad u noqoto oo xumada iheyso iga qaad 😓
Imtixankii dowlada ayaa lagare wey gashay maalinka natiijada uso baxde ayaa is celin wayeh oo waxan arge qof walba qofkii uu jecla walalkis walashis sxbta sxbka loowad hampalyenayo
Dhiiranan baan iska raadiye wan lahadle hamplayo hooyo ramla Ahmed ayaan uqore isla markii wey isi jawabte wan kaqaba naxariskeygi eyedo ileh
Wan yaabe maxe hadalkan ku dhahde is dhahay hadane meeshi ayaa ka bilaabe figir kale wey ku jeceshshy kuma jecla ano isku cel celinayo ayaa Goaan sade inan lahadlo
Waxan dhahay ani inaad iwasho miya ugu talaashe haaa kulaha si kaftan ah wan ka xanaqe markase idhahde maya
Munsar waxa tahay wiil wanagsan oo wax barashada jecel anne xiriir iyo wax lamid ah uma Soo jeedi ee iga raali noqo wixi here dhan iska ilow
Ano hadli karin ayan haye mcnto uqore
plockna waa iska zaare eyeda dhan waxa bilaabe inaan aniga wax qabsado waxan bilaabe inan aniga is dhiiriyo lkn nolosha mcn iima lahayn mar walba waan xanaaqi jiray xanaq dhow wax dhan ma qaban jirin heer wax barashadeydi maadoyin igu so labten lagare
Maalin maalmaha kamid ah ayaan waxa arge mid aan asxbnahe oo scholka isla dhameyne oo qoftii so saranayo Wilkes wan wada kaftami jirne xooga xogana saxibo isku dhowna wan ahayn wan weydiye qofteyda wayeh igu dhahy hadalka waxuu iiraaciyay inaan madaxa kataabto ayan rabba oo lamicno inan labashaalo qofta wey furfurantahe ayu igu dhaha ani ciil ihaayo eyedana ninkii ayee kusii walanoosa allow ba ay ano yaaban oo malin walba shere iisame idhaha
Maba oga naagihi asbeteydi waxa dhan inee eyeda inacsiisy oo aan darted hadda lakaftankii iga dhume aan kaftan dhan aqoon iska aamusan shibane ah qofki wac iwaydiyo Lee lahadlo dad dhan aan lasoco karin
Heer asxbteyda inee wax iga qaldan yihiin dareeme oo ee sidan wax kabadal idhahyn
Anigana maalin walba oo cuzub ma dhamaan jirin inaan eyeda ka figiro Mana iloowi doono middas salad walba wan ku duceysan jire inan hello oo nolosha laqeybsado oo malmo quruxbbadan tuso
Wlhi nolosha mcnkeda ayaan tusi laha lkn ma eysan noqon hadda waxan bilaabe inaan ku duceysto ilahow I ilow Sii aan mararka qaar iska ilmeynayo marki danbe si aayar aayar ban u iloowaya
qof aan kazayn iska dhaafe qof aan kasaayo xitta kuma ag ooyi karro dhagax bee iga dhigtay cid kale xitta waa jeclan wayeh
waxa jiro waqti qof kusoo marayo oo ubahan yahay qof caawiya ama garab istaaga ayna fiicantahay inuu qofkas yahay qof profissanal ah
wax badan kama sheegi karo balse waxay i dareensiisay Farxad aan walige iloopi doonin iyo saxibtinmo aaad umacan
mana garanayo sida iyo sababtan u kulannay zoumayo
mar marka qaar qofba ilahay sabab ugu dhigah inuu badalo noloshada oo dhan
Waxan is barane gabar la dhaho soumayo carab oo joogta dalka Kenya Internet ka iska baranahe wan wada saxibne waxa waaye gabar dagan oo qurux badan oo qosl badan kaftankana eyeda ayaa laga so gaare wan is cayna maalin walba marka amaan is dhaho mararka qaar wee igu qosle waa funny socoto
Hadda qadka markan sogalo eyeda raadiya qofka saddx ee ugu muhiimsan noloshayda Hadda waa soumao saxibta nafteyda hadan qof latashanayo eyeda baan latasha hadan xanaqsanatahe eyeda xanaaqa ku fur furta hadan faraxsanahe eyeda waan lafaraxsanahe agteeda murug kuma daremo intaan lajoogo
Inta Badan Dadka uma Baahna Dhaqatar Cilmi Nafsi, Cilaaj Iyo Waxyaabaha La Midka Ah, Kaliya Waxeey u Baahan Yihiin Saaxiib Dhab Ah, oo Dareenkoodda Fahmi Karo Inteysan Sheegan..
Zoumyo way ka duwqntahe dadka kale .
Dumarka magaca guud iyo Dusha waa at la siman yihiin,balse dadnimadoyo indher garadnimo baa lagu kala sareeyaayo qaarba qaarka kale ugu sareeyan sida soumayo saxibta nafteyda
Hapen habenada kamid ah anigo saxbteyda soumayo lahadlayo ayee lambar kale iga so wace inan kula hadlp ayan ubahanahe idhahde wee ila so hadashe xladeyds iwareystay wan fiche ugu jawabe waxe bilawde hadalo ah ma iixizin miya ani wa ku xizaye
Waxan dhahay Maxa mar Labaad nolosheyda uso Gashy Miyan laguu Sheegin inaan Wakhti Badan Darta u mashquulay oo aad nafteyda Yeelatay iguna adgeyd inaan ilaawo cidda aad aad tahay io jacaylkagaba ,
Ugu danbeyn waan ku ilaaway Waxaana Dareemay inaanu Jacayl igu Dhicin🥺
Waad inaafaysay adigon Wax hub ah ii adeegsan 💔😓
Marnaba ma iloowi doono dhacdooyinkii iyo xaladihi igu Kalifay inaan maanta Noolado anigo aan dhib dareemin,Marnaba ma iloowo doono sida aan ku bartay adiga 💔
Waxan uraaciye waxan noolan doona aniga adiga kuu maseerayo adigon ogeyn ,
Wan ku jeclahe anigo kulahayn nasiib
( nasiibna kuu yeelan doonin ) ,
Nabad qalbigaga ha ahaato kana timid qalbi daacad ahaa inkasto adiga aadan ka wal walin waxa gudaheyga ahaade
Ummac I love u momi😓
Kadibna eyeda munasar munasar idahayso plock iska zaare dib danbana ulama hadlin waligeyna gabadhas si live ah uma argin kwrn hadan argi laha zacan anoi walan baa ia argi lahaydeen runtii
Anigo argin ayaan saas ugu waashe hadan caado u argi lah kwrn aduunyoy maxaa dad wanagzan iyo dad xumba ibartay hadda waxan ahay nin shaqeysta jamacadna dhigta noloshiisa caadi iska tahay waxaana rajayna inaan maalin un noloshayda meel kaso zaaro aan dhalinta aduunka kunol latartamo riyadasna wy ii muuqata runtii ilahay ha ila garab kallo midas
noloshana intaas kuma goobna qofkii aad rabtay hadii aad waydo haku mashquulin horey ugu soco
aduun yada maanta io Barito kaliya ma ahn
maanta maalinteda hadii ay ahayn biri waa maalintada
Saddex kamida dadka wliga ha iloowin
1: kuwa ku caawiya oo garab is taaga xiliyadi adga ee nolosha
2: iyo kuwa kugu cidleya isla xiliyadas xumma noloshaada ewelna kuu dhawa
3: iyo kuwii kugaliya oo sabana u ahaa in aad gasho xiliyadas adag oo xumma
Ilahay Caadilsana Muxuu Dareeno Kala Duwan Dunida uu ku Abuuray ,Ruux aad Daawashadiisa Ku Dawoobeyso Ayaad mararka qaar ku Xanuunsaneysa ,Ruux aad dunida U necbeyd Ayaa mararka Qaar Dushiida Malab Laguugu Shubaya
Ruux Farxad Kugu Quudin Jiray ayaa mararka Qaar Murugta kuugu Dadaalaya ,Midaad Dhayahaaga Ka Jecleyd Ayaad marke Dhabta Gaadho aado oroneysa yaa noloshada Dhinac udhaafsha
Sabarka ayaa ka wngsan wax walba
lkn Cashirkii aad xanuunkiisa soo qaadatay, yaanan markle laguuu dhigin walal
Comments
Post a Comment