Tarikhda nolosheyda
Asc magacayga waa munasar bashiir sh ali ibaar waxyar aan idin kaga Sheego Nolosheyda Inti aan dhiganayay schoolkaa majirin waxa dhibaato ah oo nq dhexmaray aniga macalin, waayo wax weyn bey ila aheyd in aniga iyo macalin wax ii dhigayo doodi ay na dhexmarto , sidaa daraadeed badana iskuma dhici jirin macalimiinta, hadii ay dhacdana waxaan isku dayi jiray inaa ku xaliyo sida ugu fudud taas oo ah in awaamirtiisa haye uun ugu jawaabo waxyaabaha uu iga doonayo ustaadkana aan fuliyo. waxaa jiray tartan udhaxeeya fasalada kaas oo ka qabssomi jiray schoolka, ani ahaanteyda tartanka xiiso gooni ah sidaa oo kalena ardayda kalana waxaan filaa sida iyo si kaxiiso badan inuu ulahaa. Marki fasalkeena loo fiiriyo fasalada kale waxaanu aheyn arday ka yar yar balse ka maskax ahaan waxan aheyn arday ka adag daruusta ayku qaataan schoolka, marki la tartamayo fasal walba waxa uu leeyahay ustaad ka caawiyo qaabka ayku galayaan tartanka. Ustaad zaadaq colow oo ahaa ustaadka Ah foomesterka fasalkeen...